Skip to main content

Posts

Qanjirka Prostaatada

 Prostaatada Prostaatadu waa qanjir kuyaal jirka  kana  hooseeya kaadi-haysta oo ku dhow futada, waana qayb ka mid ah habka taranka ee ragga. Mararka qaar waxaa soo food-saarta barar ama caabuq, gaar ahaan ragga da'da ah iyo xataa dhalinyarada. Sababaha caabuqa iyo bararka prostaatada: Caabuqyo ka dhasha infekshan ka jira jidhka ama prostaatada. Kororka hormoonka estrogen (hormoonka dumarka) oo keena bararka prostaatada. Hoos u dhaca hormoonka ragannimada ee testosterone. Calaamadaha caabuqa iyo bararka prostaatada: Kaadida oo badato iyo kaadi socodka oo yaraada ama daciifa. Gubasho xilliga kaadida. Dhibaato ka timaadda kaadida oo si sahlan u soo bixi wayda. Kacsi la’aan iyo hoos u dhac awoodda galmada. Xiiso yarida xiriirka guurka. Barar ku yimaadda naasaha ama dufan ku samaysma xabadka iyo dhinacyada. Miisaanka oo kordha. Timaha jirka oo yaraada, gaar ahaan lugaha. Daal badan, tamar-yari, iyo dhibaatooyinka hurdada. Finan (acne) badan, insulin oo sare u kaca, iyo yaraan...

Mucjisada Caafimaadka

  Boqorrada ayaa isticmaalayay boqolaal sano ka hor sababtoo ah faa'iidooyinkeeda yaabka leh ee cajiibka ah... Qalabka: 6 xabbo oo liin ah 30 xabbo oo toon ah Sida loo diyaariyo: 1. Liinta iyo toonta jar oo dhig biyo karkaraya. 2. Dab yar saar muddo 5 daqiiqo ah. 3. Marka uu qaboojiyo, ku shub weel galaas ah kuna kaydi qaboojiyaha. 4. Cun hal qaaddo weyn maalin kasta calool madhan. Faa’iidooyinka Liinta iyo Toonta Isku-dhafkaan ayaa wax ka taraya cudurro kala duwan oo ay ka mid yihiin: 1. Ka ilaalinta  jirka noocyada kansarka. Ilaah hayna dhowro. 2. Ka saarida  balqanka afka waxayna u jilciyaan codka kuwa wax  akhrinaya  3. Baabi’inta  dhammaan noocyada xasaasiyadda jirka. 4. Waa daawo waxtar leh oo ka hortagta curyaannimada ka dhalata xinjirowga dhiigga. 5.waxay  Kahor tagayaan caabuqa iyo xidhitaanka halbowlayaasha iyo cadaadiska dhiigga sare. 6.waxay  Hoos u digaan  cholesterol iyo dufanka jirka. 7. Ka caawinta jira inay gubto dufanka aan ...

THE LASTA APDATE OF LOS ANGELES

 The Los Angeles Department of Water and Power (LADWP) has confirmed that all fire hydrants located in Pacific Palisades and the surrounding Westside communities of Los Angeles were confirmed to be “fully operational” prior to the outbreak of the devastating wildfires that recently impacted the region. This information was released in a statement issued by the department on Saturday. According to the release, “No power was lost to LADWP pump stations during the fire, and water supply remained strong to the area,” suggesting that the basic infrastructure was intact and functioning as expected during the emergency. However, the statement revealed a significant challenge faced by firefighters: water pressure within the system diminished due to the “unprecedented and extreme water demand” required to combat the wildfires, particularly in the absence of aerial firefighting support. As a result, approximately 20% of the fire hydrants in the affected area experienced a loss of suction pre...

Mareykanka, wuxuu wali la tacaalayaa dabka qabsaday magaalada Los Angeles

  Mareykanka, wuxuu wali la tacaalayaa dabka qabsaday magaalada Los Angeles ee gobolka California, iyadoo sare loo qaaday kooxaha dab-damiska iyo gurmadka deg deg ah, sabab la xiriirta cabsi laga qabo dabaylo horleh oo ku dhufan kara Los Angeles. Illaa hadda Mexico, ayaa ah dalka ugu badan ee gurmadaka u fidanaya Mareykanka , halka Canada ay ka qeybqaadanayso dadaallada lagu daminayo dabka wali holcaya.  Illaa hadda khasaaraha la soo gudbiyay;  • 16 qof dhimashadooda ayaa la xaqiijiyay.  • In ka badan 12,300 oo dhisme ayuu dabku si dhammmaystiran u burburiyay.  • In ka badan 166 kun oo qof ayaa ku barakacay. • Ku dhawaad ​​38 kun oo hektar dhul gaaraya ayaa gubtay  •Ilaa hadda, khasaaraha maaliyadeed wuxuu gaaray $150 bilyan Xaqiiqada ay tahay inad oggaatid;  •Maraykanka, ma jiro wax la yiraahdo dawlad magdhow siinaysa muwaadiniinta dhismaha ay ka gubteen.  Haddii aad leedahay caymis gaar ah, waxaad ka heli doontaa magdhow shirkadda caymiska inta ...

Treating Hemorrhoids with Herbs

 Treating Hemorrhoids with Herbs: 1. Onion: Roast the onion, mix it with some fat, and apply it to the painful area. 2. Eggplant: Mash eggplant and apply it to the painful area once a day. 3. Fig Leaves: Boil fig leaves, let them cool, and use the water to wash the affected area or sit in it. Eating fresh figs is also beneficial. 4. Colocynth (Bitter Apple): Cut the unripe green fruit into pieces and apply it to the hemorrhoids. 5. Flaxseed Oil: Soak a cotton ball in flaxseed oil and gently insert it into the rectum. 6. Castor Oil: Soak a cotton ball in castor oil and apply it to the area as previously mentioned. 7. Lifestyle Changes: Avoid constipation, exercise regularly, and walk frequently. 8. Camel Bone Marrow: Apply camel bone marrow to the painful area. 9. Juices: Drink cherry, mulberry, and other fruit juices. 10. Cold Compresses: Use cold tea infusions as compresses on the affected area. 11. Flaxseed: Apply flaxseed oil to the affected area and inside the rectum. 12. Casto...

𝗦𝗼𝗰𝗱𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝗶𝘀 𝗔𝗯𝗮𝗯𝗮: 𝗛𝗮𝗱𝗱𝗶𝗶 𝗔𝗯𝗶𝘆 𝘂𝘂 𝗯𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗮𝘆𝗼, 𝗺𝘂𝘅𝘂𝘂 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗮𝘆𝗮 𝗺𝗮𝗱𝗮𝘅𝘄𝗲𝘆𝗻𝗲 𝗫𝗮𝘀𝗮𝗻?

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu maanta booqashadii u horreysay ku tagay muddo sannad ka badan Addis Ababa, tan iyo khilaafkii labada dal ee arrimaha badda oo mar u muuqday , inuu dhalin karo khalalaase aan dhammad lahayn; laakin dhabtii khilaafku waa mid aan dhammad lahayn oo marxalada ‘qaboob-ga’ ee maanta la arkay, waa wax u muuqda ciyaar diblomaasiyadeed oo labada hoggaamiye ay ka dhex raadinayaan inay ka leexiyaan khilaafka danahooda siyaasadeed, marxaladda xigtana waxay uga tagayaan waqtiga! Abiy ayaa maanta ; Soomaalida,Itoobiyaanka iyo caalamka tusay soo dhaweyn aan sannadihii u dambeeyay lagu qaabilin hoggaamiye gobolka ah, kaddib markii 12 bishii December,2024 -  wada-hadal socday toddobo saacadood oo labada hoggaamiye ku dhex maray Ankara ay ku gaareen is afgarad laga soo saaray baaq lagu ambaqaadayo sidii lagu qaboojin lahaa xiisadda iyo markaa oo waddo loo jeexay habka ay Itoobiya ku gaarayso badda Soomaaliya, waana midda lagu gaaray booqashada uu m...

SIDA LOO JARO BARUURTA CALOOSHA

  Talooyin muhiim ah oo kaa caawinaya in aad ka takhalusto baruurta caloosha oo adag Baruurta caloosha ayaa inta badan dhibaato ku noqota dumar iyo rag badan maadaama ay saameyn weyn ku yeelato muuqaalka quruxda. Haddii aad tahay qof ka walwalsan baruurta caloosha, halkan waxaa ku jira talooyin lagama maarmaan ah oo kaa caawinaya inaad si fudud uga takhalusto: 1. Hurdada oo kugu filan: Daraasad ka socota Jaamacadda Wake Forest ee Mareykanka ayaa sheegtay in hurdada ka yar 5 saacadood ay kordhiso baruurta caloosha gaar ahaan dadka ka yar 40 sano. Halka hurdada 8 saacadood ama ka badan ay ka hortagto ururinta baruurta caloosha. 2. Cunista si tartiib ah: Si aada uga hortag inaad si xad dhaaf ah wax u cunto, sidoo kale si aad ah u dhiirigeli nidaamka gubista baruurta. 3. Ka fogaanta walbahaarka (stress): Walbahaarku wuxuu sababaa soo saarista kortisool, oo ah hormoon kicinaya rabitaanka cuntada iyo ururinta baruurta caloosha. Sidaa darteed, hel waqti aad ku nasato oo maskaxda u deji. 4...

WATER DRINKING TIMES

 Water Drinking Times Some people avoid drinking water before bedtime to avoid waking up at night to use the bathroom. Here's an explanation: When you're standing or sitting, gravity keeps water in the lower parts of your body, which is why legs sometimes swell. However, when lying down, the lower body balances with the kidneys, making it easier for them to process water and remove waste. Water is essential for flushing toxins out of the body. Here's the recommended schedule for drinking water: Two cups of water immediately after waking up: Helps activate internal organs. One cup of water 30 minutes before each meal: Improves digestion. One cup of water before taking a bath: Helps lower blood pressure. One cup of water before going to bed: Reduces the risk of stroke or heart attacks. Drink water before bedtime to prevent nighttime leg cramps. Muscle cramps often signal a need for hydration. Drinking a slightly warm cup of water 20 minutes after a meal can eliminate the need...

Two brothers got married on the same night.

 Two brothers got married on the same night. The elder brother's wife had dark skin and was not as beautiful as expected, while the younger brother's wife was extremely beautiful with fair skin. Everyone in the family loved the younger brother's wife and favored her over the elder brother's wife. The dark-skinned wife was treated like a servant in the house and was given no value because of her skin color. Despite the mistreatment and insults, she respected everyone, endured their behavior, and treated them with love and kindness. People called her "the slave's daughter," a nickname that deeply hurt her. Whenever they wanted to insult her, they used that term, forcing her to leave the room in tears and lock herself in her bedroom to cry. The nickname "slave's daughter" was created by the younger brother's wife. Time passed, and both wives became pregnant at the same time. Even during her pregnancy, the dark-skinned wife did not escape the...

10 Steps to Develop a Strong Personality

  10 Steps to Develop a Strong Personality If you want to build a strong personality, follow these steps: 1. Learn and Practice Saying "No": A weak personality tends to agree to everything asked of them, even at the expense of their own well-being and interests. 2. Don’t Smile When Meeting Someone for the First Time: Your face should not show anger or happiness but remain neutral and balanced. 3. Make Eye Contact When Speaking to Someone: Look directly into their eyes without lowering your head or glancing to the sides. 4. Be Honest and Avoid Lying: There’s no reason to lie. Similarly, don’t make promises you can’t keep. Apply step 1 and say, “No, I can’t.” 5. Never Disrespect Others: A strong personality respects everyone, even their adversaries. 6. Don’t Undermine Yourself: Self-respect defines how others perceive you. If you see yourself as insignificant, others will treat you the same way. 7. Be Generous: Help others, even if it’s just offering encouragement. Avoid being ...

20 Steps to Treat and Control Premature Ejaculation:

  20 Steps to Treat and Control Premature Ejaculation: 1. Deep Breathing: Practice deep breathing exercises during intercourse to calm your senses and reduce anxiety. 2. Pause and Resume Technique: When you feel close to climax, pause for a few moments and then resume. This method is called the "Start-Stop" technique. 3. Tip Pressure: Gently press the tip of the penis for a few seconds when you feel the urge to ejaculate to reduce sensitivity. 4. Change Positions: Experiment with positions you can control better, such as the side position, and avoid those that overstimulate you. 5. Slow Down: Reduce the speed during intercourse to avoid premature climax. 6. Mind Control: Focus on non-sexual thoughts to distract yourself from the intense sensations. 7. Physical Exercises: Exercises such as Kegels strengthen pelvic muscles and help control ejaculation. 8. Kegel Exercises: Perform these daily to strengthen the muscles that control ejaculation. 9. Relaxation: Take a warm shower b...

Saudi Arabia to Purchase 100 Turkish-Made Fighter Jets "TF-KAAN

  Saudi Arabia to Purchase 100 Turkish-Made Fighter Jets "TF-KAAN" The "TF-KAAN" fighter jets, classified as 5th Generation aircraft, have astonished the world due to Türkiye’s rapid advancement in modern defense technologies. Under the leadership of President Recep Tayyip Erdoğan, Türkiye has positioned itself among nations with cutting-edge military technology. Erdoğan is viewed as a representative of the Ottoman legacy and is seen by some as on the verge of assuming a symbolic "Sultan" status. However, critics point out that he handed over Somalia’s maritime and land territories to Ethiopia, a move seen as a humiliation for Türkiye and his ruling party. Erdoğan's success in Syria, where he maneuvered against Russia, the U.S., and Iran, signals his rising influence, particularly as a leader among Sunni Muslim nations. The TF-KAAN is not merely another addition to Türkiye's defense arsenal but a key component of the country’s efforts to modernize ...

DHAKHTARKII DEEQSIGA AHAA

    Dhakhtarkii Deeqsiga ahaa Ahmed  wuxuu aaday dhakhtarka ku sugan isbitaalka kadib markii uu dareemay xanuun daran oo caloosha ka haysta. Wiilku wuxuu ahaa  mid walaacsan isagoo isweydiinaya: "Miyuu caafimaadkaygu soo noqon doonaa?" Laakiin markii uu galay qolkii dhakhtarka, dhakhtarku wuxuu soo dhoweeyey ahmed isagoo hadal jilicsan oo naxariis leh ku hadlay, taasoo keentay in ahmed  uu dareemo nabadgelyo. Dhakhtarku wuxuu bilaabay inuu weydiiyo su’aalo si uu u ogaado faahfaahinta xanuunka. Wuxuu ku yiri: "Ma cuntay wax cajiin ah ama dufan badan?" iyo "Goorma ayaad bilowday inaad xanuunkan dareento?" Axmed wuxuu sheegay inuu cunay cunto weyn oo maxalli ah oo xawaash badan lahayd. Dhakhtarku wuxuu fahmay in xanuunku yahay dheefshiid la'aan, wuxuuna si deggan u yiri: "Ha ka walwalin, waan ku daawayn doonaa." Dhakhtarku wuxuu isticmaalay qalabkiisa baaritaanka si uu u hubiyo xanuunka si qoto dheer. Ahmed wuxuu si yaab leh u eegayey qalabka, m...

Qisooyin cajiiba oo kusaabsan jinka

 

FAAIIDOOYINKA DIGRIGA ALLE OO LAJOOGTEEYO

 

GABAR OGAATAY IN NINKEEDU LAGUURSADAY NAAG KALE OO QARSOON IYO XEELADAY KU XALISHAY

 

HOOYADII INDHOOLAHA AHAYD EE DUCADEEDA ALLE AQBALAY

  Waxay wayday  aragga iyadoo jirta 13 sano, mana aysan arag tan iyo markaas. Waxayna  guursatay iyadoo indho la’aan ah, wayna uuraysatay iyadoo xaaladdaas ku sugan. Waxay nolosheeda ku noolayd adkaysi iyo cabasho la’aan xaaladdeeda darteed. Markii ay da’deedu gaadhay 70 sano, waxay doonaysay inay xajiso oo ay u safarto Guriga Alle ee barakaysan (Kacbada).  Waxay diyaarsatay safarka iyadoo wehel ka dhigatay wiilkeeda iyo awlaadda wiilkeeda. Si kastaba ha ahaatee, waxay ku hammiday inay aragto Guriga Alle ee barakaysan (Kacbada). Sidaas darteed, waxay la tashatay dhakhaatiirta indhaha ku xeeldheer  si ay ugu sameeyaan qaliin dib loogu soo celinayo araga indhaheeda, si ay ugu ugu suurta gasho aragtida Kacbada oo ahaa shay aad ugu wayn  Dhakhaatiirta ayaa ugu jawaabay: "Arrintaas waa mid aan macquul ahayn, mana suurtagalayso in dib loo soo celiyo arag  indho labeelay  mudo laga joogo 57 sano." Markii ay safarkii  u dhaqaaqeen waxay ku celcelinay...

FAAIIDADA DHEGAYARAHA

 FAAIIDDOOYINKA LAGA HELO DHAGAYARAHA/Syzygium Aromaticum Dhagayaraha waxa laga isticmalaa guri kasta oo soomaali leedahay iyagoo ku darsada shaaha,caanaha,xalwada,cunada iyo maraqa iwm. Dhagayaraha waxaa ka buuxa madooyin faaiido u leh jirka waxaana ka mid ah calcium,vitamins A,C,iron, potassium, sodium iyo protein. Maxaa lagu daweeyn karaa dhagayaha ✓Waa xanuun baabiye. ✓Waxaa lagu daweyaa dadka qaba romatisamka. ✓Dhaga yaraha waxaa lagu daweyaa cirid xanuunka ama qofka ilkaha dhiiga oo keena caabuqa gingivitis. ✓Dhaga yaraha wuxuu dawo u yahay sanboorka iyo neefta (Asthma). ✓Waxaa jirta saliid laga sameeyey dhagayaha oo maqaarka la marsado waxaa la ogaaday saliidaas      in ay disho caabuqa fuguska keena ee ku dhaca jirka. ✓Dhaga yaraha wuxuu kor u qadaa dheefshiidka caloosha iyo in durba la bur buriyo cunooyinka. Dhagayaraha ma ahan geed saqiran waxaa la soo isticmaalayey kumaan sano kuwaaas oo lagu daweynayey xanuuno kala gaddisan oo ay ka mid yihin kancerka iyo...

Ma banaantahay in sanadka cusub loo dabal dego qaabka ay kutimi taariikhda mliaadigaa

 Sheekh diri

HADALKA WANAAGSAN IYO WAXA UU KADHIGANYAHAY

  Sideedaba Wanaag oo dhan wuxuu ka bilowdaa Hadal wanaagsan iyo howraar san oo lagu kabay ficillo fiican iyo tixgalin toolmoon oo lagu tookho Insaanka Dunida kula saaran.  Maadaama Samaanta Hadalka ay leedahay saameynta ugu badan ee Wanaagga tabantaabisa ayaa Ilaahay si saani ah u tirtirsiiyay ku hadalka tiraabta suuban ee saacidaysa samo ku wada noolaansha aadanaha.  Ilaahay wuxuu yiri:- -"أَيُّهَا الَّذِينَ آَمَنُوا اتَّقُوا اللَّهَ وَقُولُوا قَوْلًا سَدِيدًا (70) يُصْلِحْ لَكُمْ أَعْمَالَكُمْ وَيَغْفِرْ لَكُمْ ذُنُوبَكُمْ وَمَنْ يُطِعِ اللَّهَ وَرَسُولَهُ فَقَدْ فَازَ فَوْزًا عَظِيمًا. “Kuwa iimaanka laga helayoow Ilaahay ka dhowrsada oo ku hadla hadal wanaagsan,kolkaa Alle wuxuu idiin hagaajinayaa Camalladiina oo wuu idiin dhaafayaa dambiyadiina,qofkii Alle iyo Rasuulkiisa addeeca dhabtii waxay guuleysteen guul weyn.  Wuxuu kale oo Alle yiri:- وَقُل لِّعِبَادِي يَقُولُوا الَّتِي هِيَ أَحْسَنُ ۚ إِنَّ الشَّيْطَانَ يَنزَغُ بَيْنَهُمْ ۚ إِنَّ الشَّيْطَانَ كَانَ لِل...