Ragga iyo dumarka ma noqon karaan saaxiibo dhab ah waligood.
Waa waqti iyo dadaal lumis haddii nin isku dayo inuu dumarka ka dhaadhiciyo waxaan jirin oo ah saaxiib
Markay haweeney dhahdo "waan ku jeclahay sida saaxiib" Waxay ka dhigan tahay inaanay xiiso kuu qabin, mana ahan inaad waqti ku lumiso isku day inaad beddesho fikradeeda.
Dumarku waxay ragga u kala qeybiyaan labo nooc:
1- Ninka riyada (ninka ay aad u xiiseyso oo soo jiita).
2- Adeeg bixiyaha (saaxiib, saaxiib shaqo, iwm).
Haddii aad tahay nooca labaad, waxaad u badan tahay in lagu isticmaalo oo lagaa faa'iideysto. Doorkaaga wuu dhammaanayaa marka uu yimaado ninka riyada, waxa ugu badan ee aad heli karto waa inaad noqoto qof kayd ah marka qiimaheeda bulsho uu hoos dhaco mustaqbalka ama ay isku dhacaan saaxiibka dhabtaa
Inaad aqbasho inaad noqoto saaxiib dumarka
micnaheedu waa inaad raadinayso ogolaanshaheeda, taasna waxay sidoo kale ka dhigan tahay inaad xulashooyin yar leedahay.
Ragga leh xulashooyin badan ma siiyaan waqti, feejignaan, iyo kheyraad haweenka si ay ula saaxiibaan.
"Friendzone" waa erey dabacsan oo macnihiisu yahay "lo' nin ah".
Waxa kaliya ee haweenka idin dhex mari karaa waa inuu noqdaa guur sax ah oo aad usoo martay wado sax ah
Inaad haweenay saaxiib kadhigataa ama xiriir fiican layeelataa adigoon lahayn wax hadafa markaa oo kuu qorshaysan waxaad kadhaxli kartaa
Cawaaqib xuma aadan mudo dheer kasoo kaban karin
Weligaana ha isku dayin inaad haweenay khayaan ama mala' awaal been ku salaysan u dhisto oo hadhow adiga dhibtaasi kugusoo laabato
Ixtiraam naftaada, ragow, oo baro inaad aqbasho diidmada oo aad horey ugu socoto.
Diidmada kasta waxay kordhisaa awooddaada xiriirka bulshada.
osman