Skip to main content

FARQIGA U DHAXEEYA KHIMAARKA IYO XIJAABKA

 in khimaar yar oo gabar yar madaxa' u saaran lagu sheego xijaab waa khalad wayn oo diinta iyo dhaqanka islaamka  laga galay 



intaa waxaa dheer gabar yaroo laga yaabo in aanay aqoon diineed lahayn amaba ay ku kortay wadamada reer galbeed lasii lugooyo halkii lasixi lahaa iyana waa khalad kale 


Sidoo kale waxaa khalad kale oo muuqda ah inay gabadhaasi gacan qaaday rag ajaaniba ka' ah 

 

Sidoo kale waxay xirantahay shaar iyo surweel muuqda 

Shaar iyo surweel muuqdaana waa dharka raga ee maaha dharka dumarka 


intaasiba waa khaladaad aynu wada aragno una baahan in sida saxdaa uga hadalo 

Weliba culimad diinta iyo dadka hormuudka iyo indhaha ' u ah bulshadu waa inay arimahan aanay sahashan 


Waxaa kaloo arintan macquul tahay in laga leeyahay dano shisheeyo" oo' aynan fahansanayn 


Waxaa kaloo arintaa' aad u buun buuniyay haweenka calmaaniyiinta ee dhiiri galiya dhaqan xumooyinka bulshada kusoo badanaya iyagoo jecel in bulshada wada fasahaado 


Marna yaan bulshada dhexdeeda lagu daawan kuwa wax magaratada lagu tilmaamo' oo marba dhinac bulshada ka soo galo markaa' ay arkaan inay fursad ka helayaan.